Sawiro kale hada mahayno

    Saliid Qunbo jumlo iyo tafaariiq

  • Qiimaha: 3 (Shillin)
  • Magaalada: Mogdisho

Macaamiisha sharafta badan jumlo iyo tafaariiq waa diyaar saliid qumbo saafi ah 100%.. waxey bixisaa oo nafaqeysaa tinta,waxey ka ilaalisaa go'Goa...waxey soo martey tijaabo caalami garahaan dalka American....  Hada dalbo oo hada hel.  Nagalasoo xariir WhatsApp numberkan linkiga hoose taabo http://wa.me//+252613864812   Like saar Facebook page Keena oo taabo linkigan hoose https://www.facebook.com/QueenAhlaamSomaliOnlineMarket/


IIBIYAHA:

Queen ahlaam


Su'aalo/Jawaabo(1)





Noqo/Go Back

Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada shayga ama quality ga shayga aad iibsanayso. Fadlan hubso shayga aad iibsanayso. Wixii ka khaldama shayga aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha shayga.

Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.

share
views
clicks